Halista Cudurka Juudaanka iyo Tirada Soomaalida qabta oo la shaaciyey

Magaalada Muqdisho waxaa laga xusay maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Juudaanka oo sanad walba la xuso 28-ka January. Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in cudurkan ay qabaan dad gaaraya 1,576 qof, ka dib baaritaano ay sameeyeen. Waxay sheegtay in dadka cudurkan qaba 187 qof oo ka … Continue reading Halista Cudurka Juudaanka iyo Tirada Soomaalida qabta oo la shaaciyey